Skip to main content

Barnaamijka Adeegyada Luqadda

Waxaa laga yaabaa inaad xaq u leedahay turjumaanka ay maxkamadda-ay ballamisay Haddii aan lagu siinin, wac1.888.317.3177.

Lagula dhaqmo dadka cadaalad iyo eex la’aantu waa seeska nidaamka garsoorka. Maxkamadda Sare ee Ohio waxaa ka go’anay inay hubsato sinaanta cadaaladda dhamman dadka hor yimaadka maxkamadda oo ay ka mid ka yihiin shaqsiyaadka dhegaha la’a, ku adag yahay maqalka, ama aqoonta xadidan ee Ingiriisiga leh.

Maxkamadda Sare waxay aqoonsantahay bixinta waajibaadka adeega luuqada caawinta ee lagu difaacayo adeegyada xuquuqada shaqsiga. Sababto ah qodob walba oo ah ciwaanka nidmaaka sharciga wuxuu leeyahay cawaaqib adag, maxkamaddaha waa inay sameyaan dadaalka si loo hubsado adeegyada luuqada in la siiyo dadka dhegaha la’a, ku adag yahay maqalka iyo shaqsiyaadka ay xadidan tahay aqoonta Ingiriisigu inta lagu jiro dacwada, maxkamadda, tallaboooyinka iyo shaqooyinka maxkamadda.

Si loo caawiyo maxkamaddaha gobolka ee Ohio si loo buuxiyo waajibaaka ku saxiixan Qodobka VI ee Xeerka Xuquuqaha Ray’idka, Qodobka II xeerka ee Dadka Mareykanka ah ee Leh Xeerka Naafaddal, iyo shuruudaha sharciga kale iyo Sharciga Kormeerida 88, Maxkamadda Sare waxay bixisaa ilaha soo socda:

U hogaasamida Helida Luuqada/ Dib u xalinta Cabashada

Nidaamka Dib u xalinta Cabashada (7 luuqad)

Jadwalka Dib u xalinta Cabashooyinka

Foomamka Cabashada (13 luuqad)

La shaqeynta Turjumaankaaga: Macluumaadka loogu talagalay dadka Dhegaha la’a & Xadidantahay Luuqada Ingiriisigu (7 luuqad)

Macluumaadka Qareenada iyo Macaamiishooda

Macluumaadka Xidhiidhka

Barnaamijka Adeegyada Luqadda
Maxkamadda Sare ee Ohio
65 South Front Street, 6th Floor
Columbus, Ohio 43215-3431

Maamulaha:
Bruno G. Romero
614.387.9403

Maamulaha Barnaamijka Adeegyada Luuqada:
Quincella Harrison
614.387.9404

Word files may be viewed for free with Office Online.

PDF Files may be viewed, printed, and searched using the Free Acrobat® Reader. Acrobat Reader is a trademark of Adobe Inc.