Skip to main content

Barnaamijka Adeegyada Luqadda

OGEYSIIS
Waxaa laga yaabaa inaad xaq u leedahay turjumaanka ay maxkamadda-ay ballamisay Haddii aan lagu siinin hal, wac 1.888.317.3177 Isniinta-Jimcaha 8 Subaxnimo ilaa 5 Galabnimo

Ba rnaamijka Adeegyada Luuqada wuxuu bixiya caawinta farsamada, tababarka, ilaha iyo tallooyinka sharciga si aad kor ugu qaado helid loo simanyahayee helida maxkamaddaha kiiska ku lugta leh aqoonta Ingiriiska ee xadidan, dhegoolayaasha iyo dadka maqalku ku adagyahay.

Caawinta farsamada waxaa lagu bixiya tallada maxkamaddaha deegaanka, daabacada la xiriirta helida warbaahinta luuqada. Barnaamijka wuxuu ku bixiyaa adeegyada farsamada ee tijaabada maamulka, caddeynta iyo bixinta caddaynta ee turjumaanada maxkamadda. Tababarka waxaa la siiya shaqaalaha maxkamadda, garsoorayaasha, qareenada iyo xirfadlayaasha kale ee sharciga arrinta la xiriirta helida luuqada. Tababarka gaarka ah waxaa la siiya turjumaanada diyaarinaya shahadada iyo dukumentiyada waxbarashadda. Barnaamijka wuxuu kalo soo saara ilaha si loo hubsado is waafaqsanaanta lagu isticmaalo adeegyada luuqada ee gobolka oo dhan.

Xalinta Cabashooyinka

Helida Luuqada ee Shuruudaha Sharciga

Turjumista Telefoonka

Cadeynta Foomamka Turjumaanka Maxkamadda

Jadwalka Turjumaanka Aqoonta leh iyo Shatiga

Ilaha Barnaamijka Adeegyada Luuqada

Ilaha Guud ee Turjumaanada Maxkamadda

Jadwalada Taariikh-tirsiga

Guddiga La talinta Adeegyda Luuqada

Su’aala marwaliba la is weydiyoSu’aala marwaliba la is weydiyo

Si loogu hogaansamo mamnuucida ka soo horjeedo takoorka asalka dhalashada ee Ciwaanka VI ee Xeerka Xaquuqda Rayidka (Civil Rights Act) ee 1964, 42 U.S.C. 2000d, iyo waxa raacsan., Xeerka Xakameynta Dambiga Omnibus iyo Jidadka Badbaadada ah (Omnibus Crime Control and Safe Streets Act ) ee 1968, 42 U.S.C. 3789d(c), iyo 28 C.F.R. Qeybta 42, Qayb hoosaadyada C iyo D, helayaasha maalgelinta federaalka waa in ay bixiyaan helitaan micno leh oo lagu xadeeyay aqoonta Ingiriiska shaqsiyaadka (LEP). Lau v. Nichols, 414 U.S. 563 (1974). Waaxda Mareykanka ee Caddaaladda waxay ku talisaa in dhaqamada, sida ku dalacida kharashaadka turjumaada af celinta iyo adeegyada tujurmaada ama raadinta dib u helida kharashaadka, daciifinta weyn, xayiraada, ka hortagga ka qeybqaadashada shaqsiyaadka LEP ee nidaamka garsoorka iyo ma waafaqsano helayaasha waajibaadyada Ciwaanka VI. Wixii macluumaad dheeraad ah, fadlan tixraac Tilmaamaha Waaxda Caddaaladda Mareykanka ee caddaaladdaha maxkamada gobolka iyo maamulayaasha. Warqada ka timid Caawiyaha Qareenka ee Qeybta Xaquuqaha Rayidka ee Madaxa Cadaaladaha iyo Maamulayaasha Maxkamada Gobolka (Agoosto. 16, 2010); Tilmaanta Helayaasha Caawimada Dhaqaalaha Faderaalka ee La xiriira Ciwaanka VI Mamnuucida Ka saoo horjeeda Takoorida Asalka Dhalashada Saameyneysa Dadka Aqoonta Ingiriiska Xadidan, 67 Diiwaanka Federaalka. 41455 (Juun 18, 2002).

Macluumaadka Xidhiidhka

Barnaamijka Adeegyada Luqadda
Maxkamadda Sare ee Ohio
65 South Front Street, 6th Floor
Columbus, Ohio 43215-3431

Maamulaha:
Bruno G. Romero
614.387.9403

Maamulaha Barnaamijka Adeegyada Luuqada:
Quincella Harrison
614.387.9404

Word files may be viewed for free with Office Online.

PDF Files may be viewed, printed, and searched using the Free Acrobat® Reader. Acrobat Reader is a trademark of Adobe Inc.