Skip to main content

Barnaamijka Adeegyada Luqadda

Lagula dhaqmo dadka cadaaladd iyo aasaaska dhaxdhexaadinta ee nidmaaka cadaaladda. Maxkamadda Sare ee Ohio waxaa ka go’anay inay hubsato sinaanta cadaaladda dhamman dadka hor yimaadka maxkamadda oo ay ka mid ka yihiin shaqsiyaadka maqalka la’a, ku adag yahay maqalka, ama aqoonta yar ee Ingiriiska.

Maxkamadda Sare waxay aqoonsantahay bixinta waajibaadka adeega luuqada caawinta ee lagu difaacayo adeegyada xuquuqada shaqsiga. Sababto ah qodob walba oo ah ciwaanka nidmaaka shariga wuxuu leeyahay cawaaqib adag, maxkamaddaha waa inay sameyaan dadaalka si loo hubsado adeegyada luuqada in la siiyo dadka maqalka la’a ku adag yahay maqalka iyo shaqsiyaadk ay ka xadidan tahay aqoonta Ingiriiska inta lagu jiro dacwada, maxkamadda, tallaboooyinka iyo shaqooyinka maxkamadda.

Si loo caawiyo maxkamaddaha gobolka ee Ohio si loo buuxiyo waajibaaka ku saxiixan Qodobka VI ee Xeerka Xuquuqaha Ray’idka, Qodobka II xeerka ee Dadka Mareykanka ah ee La’a lixaad, iyo shuruudaha xeeryaha kale iyo Sharciga Guud 88, Maxkamadda Sare waxay bixisa ilaha soo socda:

Helida Luuqada Shuruudaha Sharciga (dhamman mareegyada hoos waa Ingiriiska)

Federaal

Waaxda Tilmaamta Caaladda ee Dadka Aqoonta Luuqada Xadidan

Waaxda Cadaaladda ee ADA

Gobolka

Xeerka dib u saxan ee Ohio

Cadeynta Sharciyada Ohio 604 and> 702

Sharciyada Guud 80-89

Xeerka Anshaxa ee Turjumaanada iyo Tafasiryaasha ee Maxkamadda

Heerarka Isticmaaka Turjumaanka Telefoonka

Macluumaadka Xidhiidhka

Barnaamijka Adeegyada Luqadda
Maxkamadda Sare ee Ohio
65 South Front Street, 6th Floor
Columbus, Ohio 43215-3431

Maamulaha:
Bruno G. Romero
614.387.9403

Maamulaha Barnaamijka Adeegyada Luuqada:
Quincella Harrison
614.387.9404

Word files may be viewed for free with Office Online.

PDF Files may be viewed, printed, and searched using the Free Acrobat® Reader. Acrobat Reader is a trademark of Adobe Inc.