Barnaamijka Adeegyada Luqadda

Lagula dhaqmo dadka cadaaladd iyo aasaaska dhaxdhexaadinta ee nidmaaka cadaaladda. Maxkamadda Sare ee Ohio waxaa ka go’anay inay hubsato sinaanta cadaaladda dhamman dadka hor yimaadka maxkamadda oo ay ka mid ka yihiin shaqsiyaadka maqalka la’a, ku adag yahay maqalka, ama aqoonta yar ee Ingiriiska.

Maxkamadda Sare waxay aqoonsantahay bixinta waajibaadka adeega luuqada caawinta ee lagu difaacayo adeegyada xuquuqada shaqsiga. Sababto ah qodob walba oo ah ciwaanka nidmaaka shariga wuxuu leeyahay cawaaqib adag, maxkamaddaha waa inay sameyaan dadaalka si loo hubsado adeegyada luuqada in la siiyo dadka maqalka la’a ku adag yahay maqalka iyo shaqsiyaadk ay ka xadidan tahay aqoonta Ingiriiska inta lagu jiro dacwada, maxkamadda, tallaboooyinka iyo shaqooyinka maxkamadda.

Si loo caawiyo maxkamaddaha gobolka ee Ohio si loo buuxiyo waajibaaka ku saxiixan Qodobka VI ee Xeerka Xuquuqaha Ray’idka, Qodobka II xeerka ee Dadka Mareykanka ah ee La’a lixaad, iyo shuruudaha xeeryaha kale iyo Sharciga Guud 88, Maxkamadda Sare waxay bixisa ilaha soo socda:

Helida Luuqada Shuruudaha Sharciga (dhamman mareegyada hoos waa Ingiriiska)

Federaal

» Waaxda Tilmaamta Caaladda ee Dadka Aqoonta Luuqada Xadidan

» Waaxda Tilmaamta Caaladda Qododobka II, Xeerka Dadka lixaadka

» Waaxda Cadaaladda ee ADA

Gobolka

» Xeerka dib u saxan ee Ohio

» Cadeynta Sharciyada Ohio 604 and> 702

» Sharciyada Guud 80-89

» Xeerka Anshaxa ee Turjumaanada iyo Tafasiryaasha ee Maxkamadda

» Heerarka Isticmaaka Turjumaanka Telefoonka

Adobe PDF PDF files may be viewed, printed, and searched using the free Acrobat® Reader
Acrobat Reader is a trademark of Adobe Systems Incorporated.